AMAL Bank Caabudwaaq oo la Daahfuray

Shirkada Amal ayaa Magaalada Caabudwaaq ku qabatay munaasabad lagu daahfuray AMAL Bank. Maamulka AMAL Bank ayaa bulshada cWaaq la qaybsaday in bangigu uu bulshada awood u siinaya kaydsiga lacagaha iyo waliba amaah qaadashada.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan ka soo diray Daljir Caabudwaaq.

Hoos ka dhegayso

  

 

 

 

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “AMAL Bank Caabudwaaq oo la Daahfuray”

  1. AMAL Bank Caabudwaaq masha alah wan so dhaweynyaa shacabka ku dhaqan caabudwaaq ehelkooda calamka jooga ayaa xawaaladan ugu soo diraya

  2. AMAL Bank Caabudwaaq masha alah wan so dhaweynyaa shacabka ku dhaqan caabudwaaq ehelkooda calamka jooga ayaa xawaaladan ugu soo diraya

U Jawaab Omar Adan Mohamed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com