Site icon Radio Daljir

AMAL Bank Caabudwaaq oo la Daahfuray

Shirkada Amal ayaa Magaalada Caabudwaaq ku qabatay munaasabad lagu daahfuray AMAL Bank. Maamulka AMAL Bank ayaa bulshada cWaaq la qaybsaday in bangigu uu bulshada awood u siinaya kaydsiga lacagaha iyo waliba amaah qaadashada.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan ka soo diray Daljir Caabudwaaq.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/591b0c590b01002c1f97fafc/Warbixin+Shirkada+Amal++ayaa+Magaalada+Caabudwaaq+ku+qabatay+Munaasabad+lagu+furayay++Baniga++Amal+Bank+oo+ay+Bulshada+Reer+Caabudwaaq+ku+keydsan+doonaan+Lacagtooda..mp3?_=1

  

 

 

 

  

Exit mobile version