Alshabaabkii Ugu Badnaa oo Ka Guurey Galgala Kuna Wajahan Soomaaliland oo La Arkay (daawo)

Alshabaabkii Ugu Badnaa oo Ka Guurey Galgala Kuna Wajahan Soomaaliland oo La Arkay (daawo)

Warar ka imaanayo shacab badan oo ku nool deegaano hoos yimaada maamulka Somaliland ayaa xaqiijinaya in dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shababaan oo deegaanka Af urur ku soo laayay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland inay si toos ah u galeen dhul ay taliso Somaliland .

Dadka ku nool degmada Ceerigaabo gaar ahaan deegaanka Hadaftimo ayaa sheegay inay indhahooda ku arkeen Al Shabaab badan oo dhanka buuraha Gal galo iyo Af Urur ka soo guuray soona gaaray deegaanada maamulka Somaliland .

https://youtu.be/E9dkdBj5Ans

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 11
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com