Alshabaabkii Ugu Badnaa oo Ka Guurey Galgala Kuna Wajahan Soomaaliland oo La Arkay (daawo)

Warar ka imaanayo shacab badan oo ku nool deegaano hoos yimaada maamulka Somaliland ayaa xaqiijinaya in dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shababaan oo deegaanka Af urur ku soo laayay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland inay si toos ah u galeen dhul ay taliso Somaliland .

Dadka ku nool degmada Ceerigaabo gaar ahaan deegaanka Hadaftimo ayaa sheegay inay indhahooda ku arkeen Al Shabaab badan oo dhanka buuraha Gal galo iyo Af Urur ka soo guuray soona gaaray deegaanada maamulka Somaliland .

https://youtu.be/E9dkdBj5Ans


Posted

in

by

Tags:

Comments

11 responses to “Alshabaabkii Ugu Badnaa oo Ka Guurey Galgala Kuna Wajahan Soomaaliland oo La Arkay (daawo)”

  1. daljireey halkaa iska hupiya hadaaftimo ana joga ciid al shapapan manan ara warka age ka kenten

  2. magacey waa jamilo o kunool kalkacyo

    waxa iri al shabbtaas

  3. Lamayaqaan

    waa

  4. Waa muwaadiniin reer somaliland ah waan soo dhoweynaynaa

  5. guuura alle idinma nabad keyo gaalo jab halak alle idinku rid

  6. guura galayahy waa nawarerisen

  7. guura galayahy waa nawarerisen

  8. Ahmed Duraan

    meshaaa Dhibta Halaga Wada wadaaga mar hadayba puntland wax bdn bay dhib ka gaysteen

  9. mawliid axmed cusman

    taasi waa mid aan muran badan u baahnayn inay ka soo ka yimaadan deegaanada somaliland ciidama ka tirsan al shabab somaliland waxaan leeyahay al shabab waa in meel la iska wada taagaa sidii awoodooda loo wiiqi lahaaa

  10. guura oo hanabad tagina alle naguma kiinso cesho

  11. eng hassan said 7618218

    waqti badan ayey dhib ku ha yeen shacabka puntland handay u wareegeen maamulka somaliland armay wacantahay in dhibka lawadaago .si loo dhadhabyo in ay ahy in meel looga soo wada yeesto.

U Jawaab eng hassan said 7618218 Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com