Alshabaab oo sheegay ina gubeen Gaari AMISOM Lahayeen

Alshabaab oo sheegay ina gubeen Gaari AMISOM Lahayeen

Xogta dhabta ah ee an ka helayno gobalka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan kuwa Alshabaab ay gubeen gaari ay wateen ciidamo katirsan AMISOM oo marayaay inta wadada xiriirisa Baraawe iyo Buula Mareer.

Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay miino dhulka u galiyeen ,taas oo sababatay in gaarigii uu gubto ,iyado Askar AMISOM katirsana goobta qaraxa ay ku dhinteen.

Dhinaca AMISOM wali kama hadlin weerarkan Al-shabaab ka sheegteen Gobolka Shabeellaha hoose in ay saaka kula beegsadeen Ciidamada AMISOM .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com