Site icon Radio Daljir

Alshabaab iyo dad shacab ah oo ku dagalamay koonfurta Mudug (dhegayso)

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dadka deegaanka oo saakay waaberigii ka qarxay tuulooyin hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Caad.

Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegen in ay ka dambeysay kadib markii Al-Shabaab ay dadka deegaanka weeydiiyeen lacago iyo dhalinyaro ka barbar dagaalanta balse dadka deegaanka ay diideen.

Warbixintan Waxaa Magaaladda Cadaado kaso diray wariyaha Daljir ee Cadaado Sharmaarke Maxamed Maxamuud
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b3cfc1bfd0000266ea9f0e6/War.Dagaal+Deegaanka+Caad+Kudhex+Marey+Shabaab+Iyo+Dadka+Deegaanka+Radio+Dajir+Xafiiska+Cadaado.mp3?_=1

Exit mobile version