Alshabaab iyo dad shacab ah oo gobalka Hiraan ku dagaalamay

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolkaasi,kaasi oo u dhexeeyay Alshabaab iyo dadka deegaanka.

ilaa 2 qof oo dad xoola dhaqato ah ayaa ku geeriyootay halka Alshabaabna uu so gaarey khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dib markii dagaal muddo kooban socday uu ku dhexmarey Alshabaab iyo dad shacab ah tuulooyin hoostaga deegaanka lagu magacaabo Buqa-qable.

Deegaanka Buqa-qable ayaa khayaas ahaantii wuxuu 90 KM dhanka Galbeed kaga beeganyahay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Alshabaab iyo dad shacab ah oo gobalka Hiraan ku dagaalamay”

  1. Ilaahay haka qbto dadka alshabab

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com