Alshabaab ayaa xalay weerer culus ku qaaday saldhig ay ciidama dawladu ku leeyihiin afgooye

HomeWararka

Alshabaab ayaa xalay weerer culus ku qaaday saldhig ay ciidama dawladu ku leeyihiin afgooye

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegaya in xalay uu halkaas ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya Al-shabaab iyo

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Mareykanka oo oo $5Milyan duldhigay Jehad Serwan Mostafa oo Al-shabaab ka tirsan
Muqdisho shaqaale cafimaad oo loo furay tababar

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegaya in xalay uu halkaas ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda.

Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa sida la sheegay weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada dowladdu ku leeyihiin degmada Afgooye halkaas oo uu ka dhacay dagaal xooggan.

Labada dhinac ayaa isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxaana dagaalkaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacleh inkasto aan faahfaahin sugan laga helin.

Xaaladda degmada Afgooye ayaa saaka degan kadib dagaalkii xalay waxaana ciidamadu ka wadaan hawlgal ciidan oo amniga lagu xaqiijinayo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: