Al-shabaab oo shan ruux ku toogtay Jilib

Ururka Al-shabaab ayaa toogasho ugu gaystay goob fagaare ah shan ruux oo ay ku eedeeyeen inay u shaqaynayeen Mareykanka, Ingiriiska iyo dowladda faderaalka Soomaaliya oo ay ahaayeen basaasiin.

Magacyada shaqsiyaadka ay Al-shabaab toogteen ayay ku sheegeen magacyadooda.

Muxamed Cabdillaahi Cawil oo da’diisa lagu sheegay 35 Sano jir,Cabdicasiis Cabdi Salaam Sheekh Xasan oo 22 sana jir ahaa, Cabduqaadir Isxaaq Amiin,Maxamed Cabdullaahi Cawil oo 35 sana jir ah iyo Jeyllaani Cabdullaahi Nuur oo 36 sana jir ahaa.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com