Akhriso-Xubnaha aqalka sare ee lagu soo doortay magaalada Jowhar.

Jowhar, Nov 10 2016–Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe habeenimadii xalay waxaa lagu doortay xubnaha xildhibaanada Aqalka Sare ee ka imaanaya Deegaanada Hirshabeelle.

Hadabada waa kuwan Senataarada Maamulka Hirshabeelle ee caawa lagu doortay Magaalada Jowhar.

1. Cismaan Maxamed Macow

2. Prof. Cismaan Maxamuud Dufle

3. Muuse Suudi Yalxow

4. Maxamed Xuseen Raage

5. Maxamed Cusmaan Faarax (Dhagajuun)

6. Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan

7. Fartuun C/qaadir Faarax (Karaama)

8. Naciima Ibraahim Yuusuf.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com