HomeUncategorizedBarnaamijyada

AKHRISO-Sideed kamid ah musharixiinta madaxweynaha oo barlamaanka lahadlaya.

Muqdisho, Feb 02 2017-Maanta oo khamiis ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha Shacabka waxaa khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Hadda Talada Haya

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Muqdisho, Feb 02 2017-Maanta oo khamiis ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha Shacabka waxaa  khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Hadda Talada Haya

Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona oo ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa kala ah:

  1. Axmed Maxamed Cabdi
  2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Bashiir Raage Shiiraar
  4. Jibriil Ibraahim Cabdulle
  5. Xasan Sheekh Maxamuud
  6. Saciid Cabdullaahi Deni
  7. Saciid Ciise Maxamuud
  8. Shariif Sheekh Axmed.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: