Site icon Radio Daljir

AKHRISO-Shirkii golaha xukuumadda Puntland oo looga hadlay arrimo xasaasi ah

Boosaaso, Jan 06 2017-Golaha wasiirada Puntland oo kulankoodii todobaad laha ahaa kuyeeshay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kahadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu muhiim sanaayeen ammaanka iyo abaaraha.

Daljir.com

Exit mobile version