AKHRISO-Gudoomiye Jawaari oo shaaciyey gudiga doorashada madaxweynaha.

Muqdisho, Jan 24 2017-Gudoomiyaha xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa wareegto ku soo saaray 16 xubnood oo xildhibaanada labada aqal u asteeyeen inay noqdaan gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

AKHRISO

sax-1

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com