Akhri-Siyaasiyiinta kujira DFS iyo odayaal reer Somaliland ah oo go’aan qaatay.

Muqdisho, Sep 15 2016-Ra’iisal wasaare ku xigeenka xkuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo beeshiisa ayaa qaadacay Doorashada Soomaaliya ee 2016.

Qoraal ay ku saxiixnaayeen 12 siyaasi oo uu ugu horeeyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka iyo 20 oday ayaa lagu shegay in cadaalad darro weyn ku jiro qaabka loo qeybiyay Aqalka Sare isla markaana ay go’aansadeen inaysan kasii mid ahaan karin nidaamka doorashada.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com