AKHRI-Magacyada diiwaangelinta Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyey.

 

Gudoomiyaha Guddiga Qaban-qaabada Doorashada madaxweynaha Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in lasoo gaba-gabeeyay araajida qabashada islamarkaan tan iyo 26-bishaan ay isdiiwangaliyeen 18-musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Cusub ee Soomaliya.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo fadhigoodu uu yahay Villa Hargeisa, ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku qaabilaayay musharaxiinta.

Ilaa iyo hadda Magacyada Musharrixiinta iska diiwaan gelisay Tartanka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kala ah:-

1: Shariif Sheekh Axmed

2: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

3: C/qaadir Cosoble Cali

4:Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5: C/raxmaan C/shakuur Warsame

6: Jibriil Ibraahim Cabdulle

7: Xasan Sheekh Maxamuud

8: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

9: Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

10: C/naasir Maxamed Cabdulle

11: Cali Xaaji Warsame

12: Saciid C/laahi Dani

13:Maxamed Maxamuud Culusow

14:C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole)

15:Saciid Ciise Maxamuud

16:Bashiir Raage Shiiraar

17:C/laahi Ciilmooge Xersi

18: C/laahi Cali Gees.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com