(Akhri)-Gudoomiye Jawaari oo war kasoo saaray shirkii hakadku kuyimid ee arrimaha doorashada.

Muqdisho, 27, Jan, 2016-Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta go’aan Cad ka soo saaray Shaqada ay hayaan Madasha Wadatashiga qaran ee ku howlan dejinta nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa marka uu dhamaado waqtiga dowlada hada jirto.

Madasha Wadatashiga qaranka waxaa qeyb ka ah Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya, Madaxda Maamul goboleedyada Dalka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana uu ka koobnaa bayaanka gudoomiyuhu lixda qodob ee soo socota.

Akhri

sax-waaye-111

sax-waaye-222

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com