Ajandaha shirka wadatashiga ee Muqdisho oo lasoo bandhigay (dhegayso+Akhri)

Ajandaha shirka wadatashiga ee Muqdisho oo lasoo bandhigay (dhegayso+Akhri)

Madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ayaa soo bandhigay ajandaha looga hadlayo shirka wadatashiga ee kafurmay magaalada Muqdisho, waxaana lagu sheegay in looga hadlayo arimo ay ka mid yihiin amaanka, siyaasadda, dhaqaalaha iyo doorashooyinka soo socda ee dalka 2020.

dhegayso Codka Wasiirka Arrimaha Guddaha Juxa

Hoos ka akhriso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0