Ururka Timajarayaasha Gobolka Bari (UTIGOB) ayaa cabasho ka keenay Hindi iyo Bangaaladheesh isgu jira oo magaalada ka furtay meherado timaha lagu jaro oo casri ah,  taas oo keentay in shaqadii ay hayeen timajarayaasha deegaanka ee ka shaqayn jiray magaalada bosaaso shaqadooda uu hoos-u-dhac ballaaran ku yimaado, taas oo sababtay in dhalinyaro badan ay soo wajahdo shaqo la’aan.

Magaalada Boosaaso waxaa kuyaala 86 timojare, oo Cabdi Mire Dacar uu yahay Guddoomiyaha Ururka Timajarayaasha Gobolka Bari, wuxuuna la soo xiriiray Radio Daljir una waramay wariye Xasan Heykal, asaga oo uga warramay waxa ay ka cabanayaan.

DHEGAYSO

Join the Conversation

3 Comments

U Jawaab Mohamuud Ibnu Buqbuqo Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *