Ajaanib ugaarsanaysa Duurjoogta, oo degmadda EYL lagu arkay (dhegayso)

HomeWararka

Ajaanib ugaarsanaysa Duurjoogta, oo degmadda EYL lagu arkay (dhegayso)

Diyaarado nooca Qumaatiga ukaca kana soo duulay Maraakiibta ku sugan Xeebaha Soomaaliya Gaar ahan Degmada Eyl ee gobalka Nugaal ayaa lagu arkay Tuula

Gudoomiyaha Barlamaanka & Madaxweyne Axmed madoobe oo kulan yeeshay
Madaxweyne Deni oo kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Gaalkacyo (daawo)
Senator sheegay ilaaladi marxuum boqore in maalmo kahor laga kaxaystay

Diyaarado nooca Qumaatiga ukaca kana soo duulay Maraakiibta ku sugan Xeebaha Soomaaliya Gaar ahan Degmada Eyl ee gobalka Nugaal ayaa lagu arkay Tuulada Dhanaane oo hoostimaada Degmada Eyl.

Diyaaradan ayaa ugaarsanaysay Duur-joogta ku nool howdka Deegaankaa sida ay dadka Deegaanka u sheegeen Radio Daljir , Waxayna Diyaaradahan ay Raasas ku furtay Duur joogtii Deegaankaasi kunooleed .

Qaar kamid ah dadka degaanka ayaa walaac xoogan ka muujiyeey arrintan ,iyado Wasaaradda degaanka iyo duurjoogta Puntland xirir lala sameyeey.

Hadaba Maxamuud Maxamed Cawad , Waa Odayaasha Deegaanka Dhanaane ee Degmada Eyl , Wariye Xasan Heykal ayuu uga Waramaya Diyaaradahaasi iyo khasaaraha ay gaysteen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: