Ahlu Sunna oo la Wareegtay Guriceel & Qoorqoor oo gaaray Dhuusamareeb

Ahlu Sunna oo la Wareegtay  Guriceel & Qoorqoor oo gaaray Dhuusamareeb

Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan oo daabacsan Ahlu Sunna ay la wareegeen magaalada Guriceel oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee Galmudug.

Ciidamada dowlada federalka oo hore ugu sugnaa magaalada ayaa isaga baxay iyagoo aan wax rasaas ah ridin.

Xiisada ka dhalatay dib ugu soo laabashada gobolka Galgaduud ciidamada Ahlu Sunna ayaa sababta in shalay uu dagaal ka dhaco duleedka magaalada

Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug halkaa oo ay ilaa toban ruux ku dhinteen.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa hada gaaray Dhuusamareeb Guriceel.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com