Agaasimaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada, Axmed Macalin Xasan, ayaa ka hadlay diyaarad maanta ku soo dhacday gagida diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Agaasimaha ayaa sheegay in diyaarada laga leeyahay wadanka Maraykanka, kana timid dalka Uganda, ayna waddey xammuul ama kargo, waxaana saarnaa 4 shaqaale ah, wayna wada badqabaan dhammaan shaqaalahaas.
Dhaca diyaaradda ayaa saameysay saacado badan garoonka Muqdisho, hakadna galisay diyaaradahii ku soo degi lahaa gagida.
Hoos ka dhegayso
Dhigaal Cusub
« Gaalkacyo: Dilalka Indheergaradka waa lala Fakadaa Laakiin Qaadka iyo Anshax-xumada Marnaba Maya!
« Gaalkacyo: Dilalka Indheergaradka waa lala Fakadaa Laakiin Qaadka iyo Anshax-xumada Marnaba Maya!
Dhigaal Duug ah
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso) »
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso) »