Agaasimaha Guud Gashandhiga ee Wasaaradda Gaashandhiga Somaaliya oo Godod Ciidamo kula kulmay (dhegayso_Sawiro)

Agaasimaha Guud Gashandhiga ee Wasaaradda Gaashandhiga Somaaliya oo Godod Ciidamo kula kulmay (dhegayso_Sawiro)

Agaasimaha Guud Gashandhiga somaliya sonkor jamac geyre oo ay weheliyaan sarakil katirsan ciidanka xoga dalkaa somaliya iyo ku puntland ayaa kormer ku sameeyay talisyo ay dagan yihiin ciidamada puntland iyo kuwa Galmudug oo kuyaala bariga gobolka mudug.

Kormeerkiisa waxaa Agaasimaha ku weheliyaay maamulka gobalka Mudug,taliyaasha labada dhinac iyo Qaar kamid ah Nabadoonada Puntland iyo Galmudug kaso kala jeeda.

Sonkor ayaa tagay Xarumaha Ciidan ee degaanka Godod ee Bariga Gobalka Mudug,halkaas oo ay kula kulmay Saraakisha ciidanka ee Godad ku sugan.

Agasimaha Guud Gashandhiga somaliya sonkor jamac geyre oo ka hadlay kormeerkiisa ayaa sheegay inu ku farxsanyahay inuu tago Godad ,waxaana uu sheegay in lo bahanyahay in Nabada ka shaqeyaan Ciidamadda Puntland iyo Galmudug ,ujeedka kormeerkuna yahay in nabadda laga shaqeeyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com