Kadib markii uu dhowaan madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu xilka ka qaaday agaasimihii hay ada ladagaalanka aydhiska ee PAC Dr Cabdiraxmaan siciid Dhagaweyne, Ayaa waxaa maanta xarunta gobalka ee magaalada Garowe lagu qabtay munaasabad xilka uu kula wareegayeey agaasimaha Cusub.
Goobta munaasabada waxaa ku sugnaa wasirka cafimaad dowladda Puntland Cabdinaasir Cuuke ,wakiil kasocday Hay”ada Unicef maamulka Gobalka nugaal, Agaasimaha guud ee wasaarada haweenka iyo marti sharaf kala duwan.
Warbixin iyo Sawirro-Maxamed Cabdi Maxamed (Laki Man)