Agaasimaha Cusub ee Hay’ada Ladagaalanka AIDS-ka Puntland oo Xilka la Wareegey (sawiro & cod)

Agaasimaha Cusub ee Hay’ada Ladagaalanka AIDS-ka Puntland oo Xilka la Wareegey (sawiro & cod)

Kadib markii uu dhowaan madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu xilka ka qaaday agaasimihii hay ada ladagaalanka aydhiska ee PAC Dr Cabdiraxmaan siciid Dhagaweyne, Ayaa waxaa maanta xarunta gobalka ee magaalada Garowe lagu qabtay munaasabad xilka uu kula wareegayeey agaasimaha Cusub.

Goobta munaasabada waxaa ku sugnaa wasirka cafimaad dowladda Puntland Cabdinaasir Cuuke ,wakiil kasocday Hay”ada Unicef maamulka Gobalka nugaal, Agaasimaha guud ee wasaarada haweenka  iyo marti sharaf kala duwan.

Warbixin iyo Sawirro-Maxamed Cabdi Maxamed (Laki Man)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • xiilka malin qof baa haya agasimaha iyo dadkii ka soo sh qeeyay waa u mad celinay agasimaha cusubna xil adag baa ku su gaya

  • xilku waa meerto agasimihii hore wa uga mahad celinya howsha uu soo qabty agasimaha cusub waxan leeyhy howl adag ayaa ku sugysa halkaas kasii wad

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com