Site icon Radio Daljir

Afkaarta shacabka Puntland ee qaraxii Bossaso; 3 dhimasha ah, 4 dhaawac ah.

Bossaso, July 11 – Shacabka magaalada Bossaso ayaa afkaartooda ka dhiibtay qaraxii 2-aad ee Bossaso ka dhacay isla todobaabkan, lalana eegtay ciidanka bilayska Bossaso. Amni darrida Puntland ma aha mid ugub, waase mid faraha ka baxaysa.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Exit mobile version