Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Sanaag: “Ma jiro qorshe aan ka ahayn ka bixidda Somaliland ee gobolada Puntland oo dagaal looga baaqsan karo” (dhegayso)

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag Cabdiqani Maxamuud Faarax ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir waxaa uu ku sheegay in Puntland ay diyaar u tahay nabad in lagu wada noolaado haddii Somaliland ay ka baxdo dhulka Sool iyo Sanaag, waxa uuna Somaliland ugu baaqay in ay ciidamadooda kala baxaan gobolka Sool, waa haddii ay nabada rabaan.

Hoos ka dhegayso wareysiga Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com