Site icon Radio Daljir

Afhayeenka G Banaadir oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka iyo Awaamiirta Dhanka Ammaanka (dhegayso)

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka hadlay xaaladda guud ee gobolka, howlgalada ka socda magaalada Caasimadda ah iyo awaamiir ka soo baxday laamahaa ammaanka.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59747ab7060100db0938ce5f/Xalane.mp3?_=1
Exit mobile version