Site icon Radio Daljir

Adduunku Muxuu Ka Aaminsanyahay Maraykanka Kadib Donald Trump (Cadayn)

Madaxweynenimada Donald Trump ayaa “saamayn wayn ku yeelatay sida uu adduunku u arko dalka Maraykanka”, sida lagu sheegay daraasad ballaaran oo la sameeyay.

Daraasaddan waxaa sameeyay xarunta cilmibaarista ee Pew Research Center oo waraysi la yeelatay sannadkan in ka badan 40,000 oo ruux oo ku kala nool 37 dal.

Waxay ku soo gabogabaysay in siyaasaddaha madaxweynaha aysan “shacbiyad wayn ka lahayn caalamka”.

Sahankan laga sameeyay 37 dal labo dal oo ka li ah ayaa argti fiican ka qaba Trump marka loo fiiriyo middii ay ka haysteen madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama.

 

Exit mobile version