Abwaan Jaamac Kadiye oo Daljir uga Waramay Maalmaha Xoriyadda (dhegayso)

Abwaan Jaamac Kadiye oo Daljir uga Waramay Maalmaha Xoriyadda (dhegayso)

Abwaan Jaamac Kadiye oo kamid ah Abwaanadda Somaliyeed ee Guddaha Dalka ku sugan Gaar ahaan Puntland ayaa isago jooga Magaaladda Laascanood ee Xarunta Gobalka Sool wuxuu Radio daljir uga waramay Maalmaha Xoriyadda iyo dhibatooyinka ay soo martay Somaaliya.

Jaamac Kadiye ayaa sheegay in loo bahanyahay in la soo qaato ama la sheeg sheego Waxyaabaha Hormarka u ahaa Somaalida ,isla markaana an lasoo qaadan wixii Itoobiya iyo Somaaliya soo dhexmaray,isagoo sido kale ka hadlay Arrimaha qabyaladda.

Dhinaca kale Abwaanka ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka inay Wadahaddal toos ah la bilowdo Maamulka Somaliland,isla markaana laga qanciyo wax walbay tabanayaan Maamulka Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com