Site icon Radio Daljir

Abwaan Dhalinyara ah oo Buug ka Qoray Taarikhda Somaaliya (dhegayso)

Abwaan Cabdalla Axmed (kulunbo) waa Abwaan Soomaliyeed oo kusugan magaalada garoowe waxa uu qoray buug layiraahdo koogodorob cishqi iyo colaad waxa uu sheegay inuu buugan kahadlayo taariikhdii soomaaliya.

faarax maxamed khaliif faarax yamani Ayaa Warbixintan inooga diyaariyey

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e5bc070401000517b489df/war+bixin+faarax+yamani.mp3?_=1
Exit mobile version