Abuukar Arman: “Dalabkan ma aha mid uu Wasiir Yuusuf Garaad Iskiis Isaga Sameeyey ee waa Mid Reer Talo Xume ama Hoggaankeena ay ka Wada Simanyihiin”

Mawduuca: Wasiir Yuusuf Garaad oo Dalab Ciidamo Degdeg ah u Diray Safiirka Maraykanka, Stephen Schwartz (daabacaadii 2aad) Sida aan hiirtii hore la qaybsanay akhristayaasha iyo dhegaystayaasha Radio Daljir, Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu matalayo Wasiir Yuusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Dibadda, ayaa biloowgii bishii la soo dhaafay ee Agoosto u qoray Safiir Stephen Schwartz, safiirka Maraykanka u … Continue reading Abuukar Arman: “Dalabkan ma aha mid uu Wasiir Yuusuf Garaad Iskiis Isaga Sameeyey ee waa Mid Reer Talo Xume ama Hoggaankeena ay ka Wada Simanyihiin”