Abukar Arman: Yemen iyo Siyaasadda Ismiidaaminta ee Sacuudiga iyo Aamusnaanta Culimada Islaanka

Qoraalka Abukar Arman wuxuu markii hore ku qornaa afka Ingiriiska, wuxuuna ku soo baxay bogga The Globe Post (hoos arag). Bahda Radio Daljir ayaa tarjuntay. ………………………. Qarnigan kow-iyo-labaatanaad markii la rabo in dowladaha danyarta ah laga “xorreeyo” kaligitalisnimo, iskudhac qabiil, diin, ama mid qowmiyadeed, iyo waliba argagixiso waxaa caado noqotay qaabka kala rogga oo dalkaas … Continue reading Abukar Arman: Yemen iyo Siyaasadda Ismiidaaminta ee Sacuudiga iyo Aamusnaanta Culimada Islaanka