Abukar Arman: Sidii Soomaaliya “Mar Kale loo Bilay” Sida Ameerika!

Asbuucyadii la soo dhaafay amuuro badan oo isbiirsaday oo leh midabyo kala jaar ah watana khataro kala daran baa siyaasadda Soomaaliya sii fogeeyey. Sannadkan oo ah kii ugu danbeeyey xukuumadda hadda, caqabadaha noocaan oo kale ah ma aha kuwo cusub, laakiin awoodda iyo isbaddalada isbiirsaday ee ammuurahaan ay wataan waa kuwo ku cusub saaxadda siyaasadda … Continue reading Abukar Arman: Sidii Soomaaliya “Mar Kale loo Bilay” Sida Ameerika!