Abukar Arman: Odoras Ba’an oo Yemen ku Mataaneynaya Soomaaliya

Way adagtahay in Yemen loo mala-awaalo qaddar ka duwan taas maanta ka taagan Soomaaliya – qaybo siyaasad ahaan kala qoqoban, laguna habaaray kalsooni darro, isaamin-la’aan iyo cadaawad aan dhammaan. *** Miisaanka adduun ee ba’a iyo hoogga bini’aadanimo ee maanta taagan, Yemen waa dalka adduunka ugu daran. Dagaalka Yemen oo galay sannadkii afraad, ahna mid ay … Continue reading Abukar Arman: Odoras Ba’an oo Yemen ku Mataaneynaya Soomaaliya