Abukar Arman: kacdoonka Itoobiya waa mid xasilooni darro ka abuuri kara gobolka oo dhan

Itoobiya waxaa ka aloosan xiisado daran oo jinsi iyo kuwo siyaasadeed, saameyn xoog lehna ku yeelan kara xasiloonida Geeska Afrika, iyo inta ka baxsan Geeska Afrika waa mid buux-dhaafay dhan kasta, waana barta ugu daran siyaasadaha is hardinaya ee adduunka. Tartamada adduunka kuwooda ugu daran ee dhanka dhaqaalaha iyo hagista hoggaanka dunida waa kuwo maanta … Continue reading Abukar Arman: kacdoonka Itoobiya waa mid xasilooni darro ka abuuri kara gobolka oo dhan