Abukar Arman: Isbaddalka loo bogay lagana dabadhacay ee Geeska Afrika

RW Abiy Axmed iyo Madaxweyne Iseeyas Afewerki oo is marxabaynaya kaddib saxiixii heshiiska Nabadda iyo Saaxiibtinimada. Sawir qaade: Yemane Gebremeskel 2018 via Wikimedia Commons *** Abukar Arman waxa uu qormadaan ku iftiiminayaa, kuna falaanqaynayaa isbaddalka siyaasadeed ee xawliga ku socda ee ka hanaqaaday Geeska Afrika. *** Isbaddalka siyaasadeed ee ka hanaqaaday Geeska Afrika waa mid … Continue reading Abukar Arman: Isbaddalka loo bogay lagana dabadhacay ee Geeska Afrika