Abukar Arman: Dib-u-dhaca Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida

Su’aal: Maxaa laga filan karaa hoggaanka loo dhiibey, laguna aaminey taladii ummadda iyo masiirkii dalka? Jawaab: “Amaanada laguu dhiibtay si fiican ugaga soobax ilaalinteeda ama iska wareeji xilka!” *** Maxaa qaldamey? Maxaa Soomaali iyo dunida Islaanka oo dhan maanta ka qaldan? Maxaa se sababey? Waa mawduuc taxane Radio Daljir ah oo su’aalahaas iyo kuwo kale … Continue reading Abukar Arman: Dib-u-dhaca Islaanka iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida