Abukar Arman: Dhab-ka-Hadal Ammaandarrada Soomaaliya

Qoraalka Abukar Arman waxa uu markii hore ku qornaa afka Ingiriiska, bahda Radio Daljir ayaa tarjuntay. ………………………. Waxaa dhab ah oo la isku raacay in ammaanka Soomaaliya uu soo xumaanayo, yahayna mid aad u liita. Dhowrkii asbuuc ee la soo dhaafay, boqollaal qof baa nafta ku waayey qaraxyo baabuurta xammuulka loo adeegsaday, laguna bartilmaansaday xarumo … Continue reading Abukar Arman: Dhab-ka-Hadal Ammaandarrada Soomaaliya