Abukar Arman: Dawo lagu Anfariiro baa Soomaaliya u Dow ah

Lixdan sano ayaa laga joogaa tan iyo markii dhulkii Soomaalida ee Talyaanigu haystay (Italian Somaliland) iyo kii Ingiriisku (British Somaliland) ay gumaystihii ka xoroobeen, midowgoodiina noqday mid 30 sano kabacdi faashil ah. Waqti dheer dhiig daata, burbur, iyo Soomaalinimadii oo dhuntay kabacdi labadii garab ee sharciyan loo yaqaanay Soomaaliya waxa ay mardhaweyd haddana mar kale … Continue reading Abukar Arman: Dawo lagu Anfariiro baa Soomaaliya u Dow ah