Site icon Radio Daljir

Abshir Axmed Nuur, Ehel Dadkii la Xasuuqay: “Markii Afur loo Fariistay bay Dabka Saareen”

Magaalada Ballibusle ee Gobolka Mudug waxaa galabta lagu aasay 5 qof oo maata ah oo xalay koox hubaysani midmid ugu dileen deegaanka loo yaqaan Farakalakac.

Waxaa noo suurtagashay in aan waraysano mid ka mid eheladii dadka la xasuuqay. Waa waraysi naxdin iyo argagax badan, sidaas darteed fadlan hubi in aan waraysigaan carruurtu maqlin oo ayan kula dhegaysan.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5941a929030100bb0d05efa5/Wareysiga+mid+ka+mid+ah+ehelada+dadkii+Xalay+la+laayey_JFA_Gaalkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version