Abiy Axmed oo TPLF ugu baaqay inay isa soo dhiibaan

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in ay shacabka Itoobiya ay ka wada shaqeeyaan sidii ay nabad iyo xasillooni u heli lahaayeen.

Waxaa uu ugu baaqay cid kasta oo ku biirtay TPLF ay si nabad ah isu soo dhiibaan oo ay badbaadiyaan xasilloonida iyo bad-qabka shacabka ku dhaqan gobolka Tigreyga.

Ugu danbayn Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri” Danta Itoobiya waa horumar, waanan guulaysan doonnaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com