Site icon Radio Daljir

Abaaro saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyadaba oo lagasoo sheegayo degmadda Iskushuban (dhegayso)

Degmada iskushuban ee Gobolka bari iyo tuulooyin hoosyimaada ayaa waxaa abaaro saameen kuyeeshay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi.

Degmada ayaa waxa ay kamidtahay deegaanadii ay usoo naqraaceenn dadkii ka soo kuuray gobolada dalka oo ay kudhufatay sanadii tagay Abaartii Sima.

Degmada iyo Tuulooyin hoos yimaada ayaa waxaa lga soo sheegayaain biyihii iyo baadkiiba ay ka dhamaadee Waxaana lagu soowaramayaa in degmada aysan lahay wax ceel biyood ah oo ay dadka iyo duunyaduba ka cabaan.

Hadaba Xaaladaasi bani aadanimo ee kajirta deegaankaasi iyo Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada iskushuban waxaa Radio daljir ugawaramay Axmed Jamac Aadan oo ah Gudoomiye kuxigeenka Degmada isku shuban ee Gobolka Bari. iyo Maxamuud Cumar dhoolawaa Gudoomiyaha Tuulada Camaan, Wariye Raaqiyo Ruun Maxamuud oo kusugan Daljir Bosaaso ayay uwarameen.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a7c523403010000d99e09e8/Waraysiga+isku+shuban+abaarta+.mp3?_=1
Exit mobile version