Abaaro kajira qaybo kamid ah Puntland (dhagayso)

HomeWararka

Abaaro kajira qaybo kamid ah Puntland (dhagayso)

Wararka ka imanaya deegaanno ka tirsan gobollada Nugaal iyo karkaar ayaa laga soo sheegayaa Abaar ba'an iyo biyo la'aan saamaysay dadka iyo duun-yada

Barnaamijka Caafimaadka Radio Daljir | Control of dengue fever
Wasiirka duulista ee Soomaaliya oo maanta hortagaya aqalka sare ee baarlamaanka
Wasiirka Warfaafinta Ethopia oo ka hadlay rabshadihii Jigjiga kadhacay (dhegayso)

Wararka ka imanaya deegaanno ka tirsan gobollada Nugaal iyo karkaar ayaa laga soo sheegayaa Abaar ba’an iyo biyo la’aan saamaysay dadka iyo duun-yada gobolladaasi kunool.

Degmada Godobjiraan oo ka tirsan gobolka nugaal waxaa ka taagan Abaar baahsan oo ka jirta dhammaan deegaanada hoos taga Degmadaasi.

Sidoo kale deegaannada gobolka karkaar ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto abaar ba’an iyo xaaluf xilligan jiilaalka.

Wariyaheenna Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ku eegaya arrintaasi .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: