Site icon Radio Daljir

Abaaro kajira degaano katirsan Gobalka Sanaag (dhegayso)

Degmadda Buraan ee Gobalka Sanaag Tulooyin hoos yimadda waxaa laga soo sheegaya Abaaro darran oo saamayn xoogan ku yeeshay dadka iyo duunyadda kunool halkaas ,iyado odayaasha iyo waxgaradka Gobalka Sanaag qaylo dhaan kadireen Abaartas.

Jaamac Axmed Cabdi oo kamid ah Xoolo dhaqatada Miyiga Degmadda Buraan ee gobalka Sanaag oo la hadlay Radio daljir ayaa sheegay in abaar saamayn kuyeelatay dadka reer Miyiga ah ay kajirto gobalkas,isagoo sheegay in loo bahanyahay in la caawiyo dadka xoolo dhaqatada ah ee abaartu samaysay.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac4f25901010097c851ea41/waraysiga+jamac+oo+joga+degaan+ka+buraan.mp3?_=1

Back to Home page