Abaaro kajira degaano katirsan Gobalka Mudug (dhegayso)

Abaaro kajira degaano katirsan Gobalka Mudug (dhegayso)

Degaano u dhexeeya jariiban iyo godob jiraan oo Muduug iyo nugaal ka kala tirsn ayaa laga soo sheegayaa abaar kulul ooo dadku waxaana jira baaqyo isdaba jooog ah oo dadka degaankaas ay u dirayaan dawlada Puntland Hay,adaha Caalamiga ah iyo Cid kasta oo Arintaas gacan ka gaysan karta ..

yaasiin Warsame Xashi wuxuu ka mid yahay Dadka Degaankaa sWuxuu baaq u diray Xukuumada Puntland inay Degaanaas ay Ila gooni ah ku Fiiriso

Cabdi Xakiin Oo garoowe jooga ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com