Aas Qaran oo kadhacay Caabudwaaq (dhegayso)

Aas Qaran oo kadhacay Caabudwaaq (dhegayso)

Allaha ha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud Nabadoon Faarax Nabadoon Nuure Nabadoon Xuubey oo ahaa hogaamiye dhaqameed saamayn ku lahaa nabadda iyo heshiisiinta gobolada dhexe ee dalka oo uu kusoo jiray inka badan kontom sano.

Nabadoonka ayaa waxaa saakay loo sameeyey aas qaran oo ay ka qaybgaleen bulshada gobolka Galgaduud iyo masuuliyiinta Galmudug.

Hoos kadhegayso Ayaanle Cabdulaahi Jaamac

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com