A.C. Milan oo Tababare Cusub Magacoowday (dhegayso)

A.C. Milan oo Tababare Cusub Magacoowday (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kooxda reer Talyaani ee A.C. Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay shaqadii tababaranimo ka caydhisay Vincenzo Montella waxaana durba lagu dhawaaqay inuu baddal u noqon doono Gennaro Gattuso oo horay ugu soo ciyaaray isla kooxda A.C. Milan

Dhanka kale waxaa la ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Igiriiska oo ah kan dunida loogu daawashada badan yahay; Isbeyn dhankeeda ayana waa Koobka Boqorka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com