35000on
Raadreeb
Wareysiyo taariikhi ah, taabanaya taxanayaashii dad, dal iyo dawladeed ee Soomaaliya, leh wixii tagey, tilmaamaya taaganaha hadda iyo timaadada filashadeeda.
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan gurmadka abaaraha oo ka qeyb galay madasha Bini’aaddannimada Yurub
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha mudane. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ka qeyb galay Madasha [...]
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay Sharrciyo ay ansixiyeen Labada Gole
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay s [...]
MADASHA SIYAASADDA PUNTLAND OO WAR KA SOO SAARAY ARRIMAHA DOORASHO DEEGAAN EE PUNTLAND.
MADASHA SIYAASADDA PUNTLAND OO WAR KA SOO SAARAY ARRIMAHA DOORASHO DEEGAAN EE PUNTLAND.
[...]
Boorama oo calanka Soomaaliya lala dhexmarayo farasmagaalaha
Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa ku soo kordhaya dhalinyaro xamaasadaysan oo farasmagaalaha lagu arkayo iyagoo wata calanka buluu [...]
MUQDISHO: Ciidanka Amniga gobalka Banaadir oo soo bandhigay Maandooriye
Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa waday Howlgal lagula dagaalamayay Mudaraadka , iyada oo maanta Saldhiga Boliis [...]
Maamulka Somaliland oo dil ku xukumay maxaabis dagaalkii Laascaanood
Maamulka Somaliland ayaa shaaciyeey in ay qabteen maxaabiis gaaraysa 14, balse la xaqiijiyey in ay tirada dhabta ahi tahay 9 ruux, laguna qabtay dagaa [...]
GAROOWE: Isdiiwaangelinta Iskuuladda ka qaybgalaya Barnaamijka TARTAN IYO TACLIIN
#GAROOWE: Bahwadaagta Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ayaa maanta daahfuray Isdiiwaangelinta Iskuuladda ka qaybgalaya Barnaamijka tartan Aqooneedka [...]
BADHAN: Ururka Dhalinyarada Daryeel oo bilaabaya ololaha Afurinta
https://youtu.be/izjVdSLRDJU [...]
Muqdisho| maxaa ka cusub Amniga xabsiga dhexe ee muqdisho,
https://youtu.be/8qe1xIm4xfA [...]
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo La Hadlay Ciidan Cusuboo Tababar ugu soo xirmay dalka Uganda
https://youtu.be/e3w5WNzBrqs [...]
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada XFS oo kulan doceed la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo magaalada Jeddah ee Boqortooyada Su [...]
Maxkamadda Ciidamada oo saakay xukun dil toogasho ku fulisay laba Rag ah
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa markale saakay dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan [...]
Guddoomiyaha degmadda Qardho oo Warbaahinta Daljir Waraysi siyeey ayaa ka hadlay xili robaadka
https://youtu.be/soEqto6Oqhg [...]
Xubno kasocda labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray laascanood
Wafti ka kooban xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metela deegaanada SSC oo uu hogaaminayey, Guddoomiye kuxigeenka 2AAD ee Aqalka Sare [...]
Wasiirka Caafimaadka XFS oo dalka Qatar kula kulmey dhiggiisa dalkaasi
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar kula ku [...]
Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku fulisay Laba askari
Maxkamadda Ciidamada Qalab sida Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur oo kol hore l [...]
XAALADDA MAGAALADA LAASCAANOOD OO MAANTA DEGGAN.
Xaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta deggan kadib markii shalay dagaal xooggan uu dhacay halkaasi, kaasoo u dhaxeeyey dadk [...]
DAB KHASAARE GEYSTAY OO KA KACAY SUUQ BACAAD MUQDISHO.
Dab khasaare geystay ayàa ka ķacay suuqa ganacsi ee suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho, kaasoo oa bilawday dukaamo ganacsi kadibna faafay.
Bakhaarro [...]
Not found any post