7 Argagixiso oo Dilal Gaalkacyo iyo Qaraxyo Bossaso lagu Qabtay oo la Dilay (dhegayso)

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay 7 nin oo lagu soo qabtay waxyaabaha qarxa iyo dilal ka dhacay magaalada Bosaaso. 5 kamid ah todoboda qof ayaa laga qabtay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari xilli ay wateen gaari uu ku raranyahay waxyaabaha qarxa, halka mid lixaad uu dilal … Continue reading 7 Argagixiso oo Dilal Gaalkacyo iyo Qaraxyo Bossaso lagu Qabtay oo la Dilay (dhegayso)