50-Jir isku Daldalay Muqdisho

50-Jir isku Daldalay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in oday da’ ah uu xalay uu isku daldalay degmada Shibis ee gobolka Banaadir.

Dadka deegaanka ayaa ku waramay odaygan oo magaciisa lagu soo koobay Showki la arkay salaaddii subax kadib, isagoo mayd ah oo xarig uu dhiinta kaga xiranyahay.

Dadka deegaanka ayaa intaasi ku daray inaan la’ogayn sababta uu isku daldalay 50jirkan, balse la rumaysanyahay darrufo qoys oo soo wajahay.

Waa dhacdo aan horay dalka looga baran dhacdooyinka noocan oo kalle ah balse dhowaan la arkay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com